Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Suldaan Khaalid oo soo dhoweeyey xisbiyada

GAROWE ONLINE

Gobolka Bari ayaa waxa ka soo baxayay dhowaanahan baaqyo iyo taageero la siinayo dowladda Puntland iyo hirgelida nidaamka axsaabta badan ee Puntland u gudubtey.

Suldaan Khaalid Abshir Saalax oo ah suldaanka Beesha Ismaaciil Saleebaan ayaa ugu baaqey dadweynaha iyo shacabka Puntland inay dhowraan midnimadda iyo nabadgelyada Puntland.

Suldaan Kha alid oo la soo xiriirey Radio Garowe isaga oo ku sugan degmada Xaafuun ayaa si weyn u soo dhoweeyey nidaamka axsaabta siyaasadeed Puntland inay ka hirgalaan ,isagoona meesha ka saarey inaysan marnaba u dooneyn in dib loogu laabto nidaamkii wax ku qaybsiga Qabiilka.

Waxa uu ku baaqey Suldaanku dadka ka soo horjeeda maamulka ama dhaliilsan waxqabadkeeda inay wadada saxda u maraan iyaga oo axsaab furta islamarkaasina sugaan xiliga doorashooyinka ay dhacayaan.

Ugu danbeyntii ayaa Suldaan Khaalid Abshir Saalax ugu baaqey dadweynaha reer Puntland inay ilaaliyaan nabadgelyada iyo xasiloonida ka jirta Puntland si loo dhamaystiro hawlaha ka harsan hanaanka siyaasadeed ee cusub.

Dhowaan ayay ahayd markii shirar iyo kulamo lagu taageerayo geedi socodka dimoqraadiyada Puntland lagu qabtey magaala madaxda gobolka Bari ee Bossaso kuwaasi oo ay ka qaybgaleen bulshada qaybaheeda kala duwan.

Halkan ka dhageyso Axmed Cawil oo wareystey Suldaan Khaalid Abshir


RELATED:
RG oo laga furay Bossaso
Imtixaanka shahaadiga oo beri ka furmaya Puntland
Wasiirada IGAD oo ku shiray Addis


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Radio Garowe launches new FM station in Bossaso
BOSSASO, Somalia May 24, 2013 (Garowe Online)

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us