From Garoweonline.com
Tacsi: Jen. M Abshir & Jen. Holif
By
Mar 28, 2012 - 3:51:52 PM
Annagoo ah
Janan Maxammad Abshir Muussa iyo
Janan Cabdullaahi Faarax Hoolif, annaga xaasaska iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkayo
Marxuum Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan.
Aammiin Aamiin Aamiin
Waxaa Tacsidaan nasoo gaarsiiyeey:
Janan Maxammad Abshir Muussa iyo
Janan Cabdullaahi Faarax Hoolif
Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun
http://www.garoweonline.com