|
|

|
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM |
|
|
|
 |
 |
|
|
|
USA: Marxuum Khaawe oo geeriyooday
8 Nov 8, 2012 - 5:38:32 AM
|
Waxaa tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii
Marxuum Maxamad Maxamud Axmad Khaawe oo shalay [7 Nov. 2012] ku geeriyooday Gobolka Florida ee dalka Maraykanka (USA).
Marxuum Khaawe ayaa ka geeriyooday xaaskiisii Maryan Cismaan iyo 9-ubad ah.
Waxaan ILAAHAY uga baryaynaa inuu Marxuumka ka waraabiyo Janadii Firdowsa samir iyo iimaan-na ka siiyo dhammaan qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii.
Aaamin.
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|