Tacsi: Xaawo Macalin
Waxaan halkaan aan
tacsi tiiranyo leh uga diraynaa Cusmaan Jamac iyo carrurtiisa, reer Siciid Aw Yusuf, reer Xaaji Ciise. Waxaana uga tacsiyeenaynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timi walaasheen Marxumad Xaawo Maxamed Xaaji (Xaawo Macalin) oo 22 July ku geeriyootay magaaladda London ee dalka Ingiriiska (UK). Waxaana marxumada Ilaahay uga baryeyna in uu naxariistii Jano ka waraabiyo, qaraabadeeddii iyo eheelkeeedii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Amiin amiin amiin.
1.
Sheekh Adam Maxamed Ciise iyo xaaskiisa Deeqo Jamac Bulale
2.
Yusur Jamac
3.
Casha Nur Geele
4.
C/Qaadir Nuur Cali iyo Xaakiisa Saynab Salaad Cali
5.
Axmed Diini Guure iyo Xaaskiisa Siciido Darmaan Xassan
6.
Farxiyo Jamac Nuur
7.
Safiyo Xussein Cali Biniin
8.
Maryan Xusseen Cali Biniin
9.
Mulki Yasiin Axmed
10.
Amino Yasiin Axmed
11.
C/Lahi Cumar Salaad iyo Xaaskii Sahro Diriye Faarax
12.
Maxamed Cabdikariin iyo xaaskiisa Safiyo Cabdi nuur
13.
C/Qaadir Faarax Gaas
14.
Faarax Jamac Nuur
15.
Kaamil Daahir Jamac Xirsi
16.
Dahabo Yassiin Buruuj
17.
Khalif Salaad Cali
18.
Khadiijo Salaad Cali
19.
Maryan Xaaji Ciise
20.
Canab Ciise Cali
21.
Safiyo C/Qaadir Cilmi
22.
Sahro C/Qaadir Cilmi
23.
Madino Cumar Ciise
24.
Mako Cumar Ciise
25.
Fardows Diiriye Nur
26.
Xassan M Xassan iyo xaaskiisa Muno Xareed Daahir
27.
Ayan Bashiir Nuur Geedi
28.
Mahmoud Khaliif iyo xaaskiisa Xaliimo Saciid Maxamed
29.
Ruqiyo C/raxmaan X. Axmed
30.
Ciise Waraabe iyo xaaskiisa
31. C/nasir Warsame Maxamed Boone
32. Siraad Yusuf Ismaaciil iyo caruurteeda Reer Maxamud Xasan-Mire
33. Xuseen Siyaad Caato
34. Cabdi Adan Dahir
35. Xuseen Siciid Shabac
36. Maxamed Dahir Shafey
37. Maxamad Cabdiraxman Maxamad
38. Bahda Radio Garowe/GaroweOnline