From Garoweonline.com

Wararka
Tacsi: Marxuumad Xaawo Macalin (aun)
By
Jul 28, 2010 - 9:05:06 PM

Tacsi: Xaawo Macalin

Waxaan halkaan aan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa Cusmaan Jamac iyo carrurtiisa, reer Siciid Aw Yusuf, reer Xaaji  Ciise. Waxaana uga tacsiyeenaynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timi walaasheen Marxumad Xaawo Maxamed Xaaji (Xaawo Macalin) oo 22 July ku geeriyootay magaaladda London ee dalka Ingiriiska (UK). Waxaana marxumada Ilaahay uga baryeyna in uu naxariistii Jano ka waraabiyo, qaraabadeeddii iyo eheelkeeedii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Amiin  amiin   amiin.

1.        Sheekh Adam Maxamed Ciise iyo xaaskiisa Deeqo Jamac Bulale

2.        Yusur  Jamac

3.        Casha Nur Geele

4.        C/Qaadir Nuur Cali iyo Xaakiisa Saynab Salaad Cali

5.        Axmed Diini Guure iyo Xaaskiisa Siciido Darmaan Xassan

6.        Farxiyo Jamac Nuur

7.        Safiyo Xussein Cali Biniin

8.        Maryan Xusseen Cali Biniin

9.        Mulki Yasiin  Axmed

10.    Amino Yasiin Axmed

11.    C/Lahi Cumar Salaad iyo Xaaskii Sahro Diriye Faarax

12.    Maxamed Cabdikariin iyo xaaskiisa Safiyo  Cabdi nuur

13.    C/Qaadir Faarax Gaas

14.    Faarax Jamac Nuur

15.    Kaamil Daahir Jamac Xirsi

16.    Dahabo Yassiin Buruuj

17.    Khalif Salaad Cali

18.    Khadiijo Salaad Cali

19.    Maryan Xaaji Ciise

20.    Canab Ciise Cali

21.    Safiyo C/Qaadir Cilmi

22.    Sahro C/Qaadir Cilmi

23.    Madino Cumar Ciise

24.    Mako Cumar Ciise

25.    Fardows Diiriye Nur

26.    Xassan M Xassan iyo xaaskiisa Muno Xareed Daahir

27.    Ayan Bashiir Nuur Geedi

28.    Mahmoud Khaliif iyo xaaskiisa Xaliimo Saciid Maxamed

29.    Ruqiyo C/raxmaan X. Axmed

30.    Ciise Waraabe iyo xaaskiisa

31. C/nasir Warsame Maxamed Boone

32. Siraad Yusuf Ismaaciil iyo caruurteeda Reer Maxamud Xasan-Mire

33. Xuseen Siyaad Caato

34. Cabdi Adan Dahir

35. Xuseen Siciid Shabac

36. Maxamed Dahir Shafey

37. Maxamad Cabdiraxman Maxamad

38. Bahda Radio Garowe/GaroweOnline



http://www.garoweonline.com