Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Taliyihii Asluubta DF oo la xukumay

Maxkamada Darajada 1-aad ee Ciidamada DF ayaa Maanta [Dec 08,2012 ] Xukun xabsi daa'in ah ku riday Taliyihii Ciidamada Asluubta Somalia Gen. Cabdi Maxamed Ismaaciil kadib markii lagu eedeeyay inuu xabsiga dhexe kasii daayay Maxaabiis ka tarsan Al-shabaab.

Taliyaha la xukumay ayaan ku sugnayn Maxkamada waxaana hay'adaha amaanka lagu xukumay inay soo qabtaan taliyaha, iyadoo sidoo kale xukun 5-sano oo xabsi ah lagu riday Xasan Axmed Liibiya oo ahaa agaasimaha maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo isagana lagu eedeeyya inuu taliyaha gacan ku siiyay dambiga uu galay.

Gudoomiyaha Maxamada Darajada 1-aad ee Ciidamada DF Col. Liibaan Yaroow oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Taiyaha Ciidamada Asluubta lagu helay dambi lagu soo eedeeyay oo ahaa inuu 14 dagaalyahan oo Al-shabaab ka tirsan uu kasii daayay Xabsiga Muqdisho.

"Maxkamadu waxay go'aansatay inay ku rido Taliyihii Asluubta Xabsi Daa'in, sidoo kalena aanu qaban karin darjo ciidan, waxaana laga qaaday darajadii ciidamada uu ku lahaa" ayuu yiri Col. Yaroow oo warbaahinta la hadlay xukunka kadib.

Sidoo kale Xasan Liibiya ayaa isagana la sheegay in lagu helay dambigii loo haystay, iyadoo maxakmadu ay sidoo kale amar ku bixisay in mid ka mid ah xubnihii Al-shabaab oo lagu magacaabo Muuse Ciise Nuur uu xabsigiisa oo ahaa 8-sano sii wato, iyadoo la sheegay in taliyaha la xukumay uu doonayay inuu sii daayo.

Xukunkan ayaa noqonayaa kii ugu horeeyay oo ay Maxkamada Ciidamadu ku rido Eedeysanayaal uu ku jiro Sarkaal sare oo Ciidamada DF ka tirsan, iyadoo dhowr jeer oo hore la sheegay in xabsiga dhexe laga waayay dad sanado badan lagu xukumay.

Maxkamada Ciidamada DF oo la sameeyay sanadkii hore ayaa waxay xukuno kala duwan ku riday xubno ka tirsan Al-shabaab iyo Ciidamo kuwa DF ka tirsan kuwaas oo dhibaatooyin kala duwan u geystay dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Barlamanka oo ka doodaya Guardfu
Tahriibta oo laga shiray Bossaso
Guuleed oo ka hadlay weerarka


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: UN compound siege in Mogadishu by Al Shabaab kills 15
MOGADISHU, Somalia Jun 19 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us