Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Waxqabadka Waxbarashada PL 2012?

GAROWE ONLINE

Dawladda Puntland xilligan jirta waxa u buuxsamaysa afar sanno 8 ,Jan 2012 oo ku beegan markii 2009-kii hogaanka Puntland loo doortay Madaxweyne Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole iyo ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire.

Radio Garowe oo inta badan barnaamijyo ka samaysa dhacdooyinka Puntland ka jira iyo Somaliyaba ayaa barnaamijyo ku aadan waxa xukuumadan u qabsoomay iyo himilooyinka ay damacsantahay inay ku talaabsato iyo caqabadaha ka horyimid waxay ka diyaarisay barnaamiyo gaar oo taxane ahaan kala socondoontaan Warsidaha Garowe Online.

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo lagu tilmaamo kuwa ugu firfircoon waaxyaha dowladda Puntland ayaa inta badan deeqo waxbarasho gaarsiiyaa ardeyda reer Puntland ee dhamaysata Iskuulada sare.

Agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Puntland Maxamed Cabdiwahaab Axmed ayaa marti ku noqdey barnaamijka Rayiga Dadweynaha ee Radio Garowe,waxana dadweynuhu ka dib markii ay dhageysteen warbixntiisa ay waydiinayaan su’aalo maankooda ka dhex guuxaya.

Dadweynaha Puntland ayaa soo dhaweeyey waxyaabaha u qabsoomey wasaarada oo in badan ay amaaneen ,waxana ay soo jeedinayaan talooyin ay u arkaan in ay yihiin kuwo wax kat araya mustaqbalka dhow horumar balaaran oo ay ku talaabsato wasaaradu.

Halkan ka dhageyso Rayiga Dadweynaha oo daadihinayo Cali Fantastic


RELATED:
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Geoff Tooth
Hor-Cad oo xulaysa xubnaha
Dr.Farole oo ka hadlay Jubaland


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe
GAROWE, Somalia May 20, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us