Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Tayada Waxbarashada Puntland

GAROWE ONLINE

Wasaarada Waxbarashada Puntland ayaa ka warbixisey qorshayaasha u ga degsan horumarinta iskuulaadka iyo kor u qaadida Tayada Ardyeda Puntland.

Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Puntland Jaamac Yaasiin Jaamac oo maanta 30 December,2012 kula hadlay Saxaafada magaalada Bossaso ayaa ka waramay safar dhowaahan uu ku joogey magaalada oo daba socdey kormeerka tayada waxbarashada Puntland dabagalkeda.

Waxqabadka Wasaarada afartii sanno ee la soo dhaafay ayuu wax ka taabtay wasiirku oo uu sheegey in horey loo jaray wado aad u dheer islamarkaasina mustaqbalka dhow higsan doonaan qorshihii loo socdey.

Shaqada baaxada leh ee la qabtey ayuu xusey wasiirku in dhamaan madaxda iyo hawlwadenada kala duwan ee wasaarada waxbarashadu ka qayb qaateen iyagoo isku duuban kuna dhiirigeliyey inay sii wadaan dadaalka.

Wasaarada Waxbarashada Puntland oo hormuud ka yahay Dr,Cabdi Faarax Juxa ayaa lagu tilmaamaa waaxaha ugu shaqada badan Dowladda Puntland ,waxana ay ku howlanyihiin sidii ay deeqo waxbarasho ugu heli lahaayeen ardeyd ka baxda Iskuulada sare ee Puntland.

Halkan ka dhageyso Shir saxaafadeedka Wasiir ku xigeenka Waxbarashada
RELATED:
Maxkamada Bossaso oo ku riday xukuno Jariifayaal
DF oo ka hadashay go’aankii SL
TPEC oo shaacisay xiliga doorashada


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland police receive gender violence training
GAROWE, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us