Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Tigey oo beeniyey war laga faafshay

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac Tigey ayaa wax laga xumaado iyo xad gudub ku tilmaamay Sawir mid ka mida Baraha Internetka lagu faafiyey.

Sawir sanadkii hore ahaa xili Roobab ay ka da'een magaalada Galkacayo ayuu sheegey gudoomiyuhu xili uu askari ka caawiyey Badeel inay u dhigeen Warbaahinta mid xafiiska Horseed xoog looga furey magaalda Galkacayo.

''Horseed Media waxa uu ku xad gudbey anshaxa Saxaafada,tan Masuliyiinta dowladda iyo mida Islaamka ,hadii Farole ay mucaaradayaan maahan in la burburiyo dhaqankii Somalida iyo tan Diinteena'' Ayuu yiri Tigey.

Dadweynuha waxa uu sheegey in tirooyin badan isku soo hor dhoobeen Xafiiska Horseed ee magaalada Galkacayo iyagoona dalbanaya in la diiwaangeliyo.

''Waan la xisaabtamaynaa Horseed uga hari mayno ,meeshan qori ka qaatey anigu maahi Hogaamiye kooxeed waxaan ahay masuul dowladeed'' ayuu raacshay.

Warbaahinta qaar ayaa waaydan danbe ku hawlaneyd kicinta dadweynaha iyo weliba masuuliyiinta dowladda oo laga been abuurto ,waxana ay noqdeen kuwo ku hungoobey kadib markii uu hirgaley nidaamka Axsaabta badan ee Puntland habkii Qabiilka uga gudubtey.

GAROWE ONLINE

RELATED:
DF Somalia, UN & AU oo ka hadlay weerarka UNDP
Al-shabaab oo sheegtay weerarka UNDP
''Tirada Qaxootigu waa 7.6 Malyan''


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us