Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Tiro-koobka oo ka socda Puntland

GAROWE ONLINE

Mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa wasaarada qorsheynta Puntland ay ku haw lanayd barnaamij lagu tira koobayo bulshada reer Puntlnad, Iyadoona wasaarada qorsheyntu ay kooxo hawlahaasi fuliya ay u kala dirtay Magaalooyinka Bosaso,Gaalkacyo,Qardho iyo Garowe.

Wasiir ku xigeenka wasaarada qorsheynta Puntland Axmed Ibraahim Cabdiraxmaan oo Radio Garowe la hadlay ayaa sheegay in meel wanaagsan marayso hawsha tira koobka shacabka Puntland,

Waxaana uu wasiirku xusay In wali 150 qof oo dhalin yara ay hada ku guda jiraan hawlaha tira koob dadweynaha .,wxaana intaas uu ku daray in hada la tira koobayo qoysaska Puntland inta ay yihiin,

Axmed ibraahim cabdiraxmaan ayaa sheegay in marka la soo dhameeyo tira koobka laga wado magaalooyinka waaweyn ka dib loo bixi doono sodonka iyo dhawrka Degmo ee Puntland oo iyagana hawsha  Tira koobka laga fulin doono.

Tiro koobkan ayaa waxa bilow u yahay geedi socodka dimoqraadiyada Puntland iyo in la qabto doorashooyinka Golayaasha deegaanka kadib marka la helo tirada rasmiga ee dadweynaha loona qaybsho kaararka codbixinta.

Halkan ka dhageyso Cawil Cali Jaamac oo weysanaya wasiir ku xigeenka


RELATED:
Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo Muqdisho aaday
Shir wada-tashi oo Garowe ka furmay
Alshabab Muqdisho lagu bandhigay


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia's President stresses need for stability at National Conference on Security

MOGADISHU, Somalia April 20, 2014 (Garowe Online

Somalia: Khat plane veers off runway in central town

Somalia: Puntland Defence Forces urged to confront Somaliland, Al Shabaab

Somalia: Military in deadly battle with police in Middle Shabelle

Somalia: Al Shabaab fighters ambush Federal Govt troops in Bay, 6 militants killed

Somalia: Ugandan Guard Unit arrives in Mogadishu for UN personnel, bases protection

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

Somalia: Somaliland troops seize Taleh town ahead of clan convention

Somalia: No-confidence motion against President Hassan looms-Sources

Somalia: Kuwaiti Company to construct Airport, University in Puntland

Somalia: Federal Govt, Ethiopian troops clash with Al Shabaab in Bakool

Somalia: PM in Kismayo Port City for official visit

Somalia: National Armed Forces celebrate 54th anniversary

Somalia: Puntland Farmers Day marked with ‘Commendations and Pledges’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us