Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Dec 15, 2011 - 11:05:44 AM
Wararka
UN-ka oo ciidamo u raadinaya Somalia


Golaha amaanka ee UN-ka ayaa aqbalay qoraal ciidamo nabad ilaalin ah loogu raadinayo Somalia oo uu keenay Mareykanka, balse waxay codeyntiisa dib u dhigeen ilaa [June] sanadkan.

Qaraarka Mareykanka ayaa dhigayay in si deg-deg ah loo dirto si looga hortago amaanka Somalia oo xumaada, iyadoo qaraarkaan uu noqonaya kii ugu dambeeyay ee xukuumada Bush ay soo hordhigtay golaha amaanka ee UN-ka.

Ciidamada loo raadinayo Somalia ayaa la sheegay inay ilaalin doonaan xarumaha DF, saraakiisha dowlada, goobaha muhimka ah sida isbitaalka, dekeda iyo garoonka diyaaradaha.

UN-ka ayaa ka codsaday Midowga Afrika inay kordhiyaan tirada ciidamad ka jooga Somalia, iyadoo xili joogistooda lagu daray lix bilood oo cusub, maadama ay Ethiopia ka baxday Somalia.

"Somalia kama jirto nabad la ilaaliyo" ayuu horay u sheegay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon oo hadal u jeedinayay golaha amaanka, waxaase uu sheegay in UN-ku uu taageero buuxda siinayo AMISOM.

Mareykanka ayaa ku cadaadinaya UN-ka inay sida ugu dhaqsiyaha badan u dhisaan ciidamo nabad ilaalin ah oo loo diro Somalia, si aan loo dayicin dalka geeska Afrika ku yaalla [Somalia].

Safiirka France ee UN-ka Jean-Maurice Ripert ayaa ka sheegay xarunta UN-ka in qorshaha diyaarinta ciidamo nabad ilaain ah oo loo diro Somalia la fulinayo, balse loo baahan inay in indhaha lagu hayo Somalia.

Zalmay Khalilzad oo ah wakiilka US ee UN-ka oo shaqadiisu dhamaanayso ayaa codsaday in ciidamada AMISOM la siiyo qalab, si ay ugu guulaystaan mudada la qabtay ka hor inay xasiliyaan dalka.
 
Garowe Online, Muqdisho

RELATED:
Sanaag oo ka guuleystey Cayn
Diyaarad ku dhacdey Muqdisho
UN: ''Macaluushii way dhamaatey''

Advertisement
 

Somalia: World turns blind-eye to Somaliland's savage aggressions [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Hague's action warning in Somalia
MUGADISHU,Somalia 2 ,February  ,2012 (AP)

UN declares Somalia’s famine over, but says millions across East Africa still in crisis

Somalia:UN Special Representative for Somalia condemns murder of radio station director

Somalia: Puntland - Cage of pirates

Somalia:President Sharif asks for arms embargo to be lifted

Somalia: British minister on 'first visit ever' to Puntland State

Somalia: Ethiopian troops enter Gedo region

Somalia:Iranian Minister willing to hold Somalia conference

Somalia: Gunmen kill journalist in Mogadishu, then escape

Somalia: World turns blind-eye to Somaliland's savage aggressions [Editorial]

Kenya arrests controversial Muslim preacher

Somalia: Bossaso port renovation project completes first phase

Somalia:President Sharif vigorously condemns and expresses grief and sorrow over the senseless murder of the prominent journalist Hassan (Fantastic).

Somalia: Grenade attack at UNDP compound in Mogadishu

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us