Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Nin qirtey taagerida Al-shabaab


Nin Somali oo haysta dhalashada Maraykanka ayaa qirtey in uu lacag u aruuriyey sidii dhalinayro ay ugu safri lahaaayen Somalia kadibna ku biiri lahaayeen kooxda Al-shabaab.

Axmed Xuseen Maxamuud oo 27-sanno jir ah ayaa maanta waxa uu kahor qirtey maxkamad ku taal gobolka Minnesota ee Maraykanka inuu qayb ka ahaa qorshe lagu taageerayo koox argagixiso ah.

Kaaliyaha wasiirka cadaalada Maraykanka Charles Kovats oo su’aalaha waydiinayey Axmed ayuu u sheegay in tan iyo 2009 ilaa Feb 2011,wadeen qorshaha lacagaha loogu aruurinayo sidii ay dadka Al-shabaab ku biiraya ku bixi lahaayen.

Maxkamada ayaa la hor keenay qaar kamid ah jaaliyada Somalida oo sheegay inuu lacago uga qaadey dhisitaanka masaajidyo iyo taagerida agoomo ku sugan Somalia.

Axmed oo ku nool gobolka Ohio ayaa hadii lagu helo danbiga waxa uu muteysan doonaa xabsi dhan 15-sanno iyo qaan lacageed oo gaareysa $250 kun,waxana go’aanka kama danbeysta ah laga sugayaa garsooraha maxkamada Michael Davis.  

GAROWE ONLINE
RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us