Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Feb 11, 2014 - 5:11:05 AM
Wararka
Uganda: Lama baxayno Ciidankeena

Dowlada Uganda oo ay ciidamo fara badan ka joogaan Somalia ayaa sheegtay inay ka laabatay go'aan ay horay u gaartay oo ahaa inay ciidamadeeda Nabad ilaalinta ah ka saarayso dalal ay ku jirto Somalia.

Xukuumada Uganda ayaa caro ay ka qaaday Warbixin ay diyaariyeen xubno ka UN-ka tirsan oo ku eedeynaysay Uganda iyo Rwanda inay taageero milateri siiyaan jabhada M23 ee ka dagaalanta dalka ay dariska yihiin ee DR Congo.


"Waan ka laabanay go'aankii aan ciidamada uga saaraynay Somalia iyo dalal kale oo Gobolka ku yaala, arintaasna xal ayaa laga gaaray" ayuu Ra'iisul Wasaaraha Uganda Amama Mbabazi, wuxuuna xusay in dalkiisa uu weli ka careysan yahay eedeyntii ay u soo jeediyeen Gudiga Qaramada Midoobay ka socday.


Uganda ayaa waxay hogaanka u haysaa howgalka Midowga Afrika ee Somalia ka socda, kaasoo lagu magacaabo AMISOM, waxaana kaga sugan Somalia in ka badan 6,000 oo askari oo isugu jira Milateri iyo Booliis.


"Howgalka ay ciidamadeenu u joogaan Somalia, Centeral Africa iyo DR Congo wuu sii soconayaa, lamana baxayno ciidamadeena, waayo arintaas xal hoose ayaa laga gaaray" ayuu Ra'iisul wasaaruhu ku sheegay hadalkiisa.


Ra'iisul waasaraha Uganda ma sheegin sida xalka looga gaaray go'aankooda iyo inay Qaramada Midoobay ka laabatay warbixintii ay soo saartay, waxaase arinta yaabka leh ay noqotay markii uu sheegay in sababtii ay ciidamadooda ula bixi lahaayeen ay tahay sidii ay isaga difaaci lahaayeen weeraro ay kusoo qaado koox argagaxiso ah oo uu sheegay in UN-ku uu taageero.


Hadalkan ayaa wuxuu dhaliyay caro weyn, iyadoo Ma'suuliyiin ka tirsan Uganda ay ku sheegeen inuu yahay meel ka dhac weyn, waxaase arin weyn lagu tilmaamay in Uganda ay ka laabatay go'aankii ay ciidamadeeda kula bixi lahayd.


GAROWE ONLINE

RELATED:
Dagaal khasaaro dhaliyay oo Bakool Ka dhacay maanta
Labo qof oo lagu dilay Muqdisho
Wadooyin laga dhisayo Garowe


Advertisement
 

Vacancy Anouncment Legal Advisor for the Puntland House of Representatives

EDITORS PICK:

Somalia: Federal Govt troops foil attack on police station in central town

BELEDWEYNE, Somalia April 23, 2014 (Garowe Online)

Somalia: Night raid operation targets senior Al Shabaab officials

UN envoy to Somalia condemns MP, journalist murder in Mogadishu

Somalia: Burundi President arrives in Mogadishu on first visit

Somalia: Puntland Police arrest former Federal MP

Somalia: Former warlord refuses to lay down arms

Somalia: Bomb blast in Mogadishu kills Federal MP

Somalia's President stresses need for stability at National Conference on Security

Somalia: Khat plane veers off runway in central town

Somalia: Puntland Defence Forces urged to confront Somaliland, Al Shabaab

Somalia: Military in deadly battle with police in Middle Shabelle

Somalia: Al Shabaab fighters ambush Federal Govt troops in Bay, 6 militants killed

Somalia: Ugandan Guard Unit arrives in Mogadishu for UN personnel, bases protection

Somalia: Somaliland forces withdraw from historic town of Taleh

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us