Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
''Waxa socota dadka diiwaangelintisa''

GAROWE ONLINE

Iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay magaalada Badhan ee Caasumadda gobolka Sanaag ka socdeen is diiwaan gelinta urur siyaasadeedyada Puntland ayaa waxaa maanta 07 February,2013 si toosa uga billoowday halkaasi diwaan gelinta taageerayaasha Horseed.

Wakiilka urur siyaasadeedka talada haya ee Horseed ahna Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamed Ismaaciil Ciyoon ayaa Radio Garoowe u sheegay in Guddiga  doorashooyinka Puntland oo maalmahanba ku sugnaa Badhan ay ku hawlan yihiin sidii ay halkaasi ugu dhici lahayd diiwaan gelinta taageerayaasha urur siyaasadeedyada.

Guddoomiye Ciyoon ayaa intaasi ku daray in urur weliba laga doonayo 330 taageere oo uu halkaasi ku yeesho si' taasi loo xaqiijiyana uu guddigu ku hawlan yahay sameynta aqoonsiyada dadka taageerayaasha ah ee urur walba uu ku naaloonaya,
"Shalay & doraad waxaa is diiwaan geliyay taageerayaasha ururada kala ah Midnimo & Hor-cad,maantana waxaa is diiwaan gelinaya Horseed & UDAD, iyadoo maalinta berrito ahna la diiwaan gelin dono ururka Wadajir" Ayuu yiri Ciyoon.

Shanta urur siyaasadeed ee xafiisyada ka furtay magaalada Badhan ayuu guddoomiyuhu sheegay inuu ugu cad ad yahay uguna taageera badan yahay ururka muxaafidka ah ee Horseed, wuxuuna sheegay iney halkaasi ku leeyihiin dhowr xafiis oo si habsami leh u shaqeeya.

Guddoomiye ciyoon ayaa ugu dambeyntii bulshada Puntland gaar ahaan shacabka Sanaag kula dardaarmay iney adkeeyaan nabadgelyada iminka dalka ka jirta isla markaana qaataan nidaamka axsaabta badan oo horumar u horseedaya Puntland.

Halkan ka dhagayso waraysiga uu guddoomiyhu la yeeshay Sooyaal


RELATED:
Maxkamada Bossaso oo ku riday xukuno Jariifayaal
DF oo ka hadashay go’aankii SL
TPEC oo shaacisay xiliga doorashada


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland police receive gender violence training
GAROWE, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

PM Shirdon launches New Deal for Somalia at Mogadishu event

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us