Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Ururka siyasaded lagu dhawaaqey

Urur siyaasadeedka Talowadaag oo qayb dhankiisa siyaasada Puntland uga soo biiraya ayaa looga dhawaaqey magaala madaxda Puntland ee Garowe ka dib xaflad lagu qabtey Hotel New-Reys.

Dr,Cali Ismaaciil Maxamed ayaa gudoomiye KMG-ah ka ah Ururkan oo uu saxaafada uga waramay Himilooyinkiisa iyo inay ka go’antahay inay doorasho galaan sidii u kasban lahaayen kalsoonida dadweynaha.

Barnaamij siyaasadeedkiisa ayuu soo bandhigey Gudoomiyuhu iyo siday wax uga qaban doonaan Siyaasada ,Amaanka iyo Dhaqaalaha ,waxana uu codsadey taageero iyo garab istaag.

Urur siyaasadeedka Talo-wadaag ayaa noqonaya kii Lixaad ee Puntland looga dhawaaqey ka dib Horseed oo ah xisbiga talada haya ,Hor-Cad ,Ugub ,Midnimo iyo Gahayr.

Guddiga doorashooyinka Puntland waxay sheegeen in bartamaha May la qaban doono Doorashada Golayaasha deegaanka oo xigi doonto tan Barlamaaniga ah ka hor inataan loo gudbin tan madaxtinimada Puntland horaanta 2014.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

Somalia: Jubaland's successful electoral process

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us