Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Waaciye: Xarun la dhagax dhigey

GAROWE ONLINE

Wasiirada Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Marwo Xaliimo Xasan Xaaji iyo wafdi ay horkaceyso ayaa booqasho maanta 21 December,2012 ku tagay Degmada Waaciye ee gobolka Karkaar.

Wasiir ku xigeenka Haweenka Caasho Maxamed Axmed iyo hawlwadeenada wasaarada haweenka ayaa la socdey wasiirada oo dhagax dhigtey xarunta haweenka ee degmada Waaciye,

Kulan ayaa wasiiradu waxay la yeelatay intaasi ka dib haweenka Waaciye oo ku saabsan sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta haweenka iyo ka qayb qaadashada baraamijta horumarineed.

Waxa jirtey baahiyo iyo cabashooyin ay soo jeediyeen haweenka deegaanku oo dhankeeda wasiiradu balan qaadey in sida ugu dhakhso badan ay wax uga qaban doonaan.

Wasiirada iyo wafdigeeda ayaa markii kormeerka u soo dhaamdey waxay u gudbeen dhanka magaala madaxda Puntland ee Garowe oo dhowaanahn ay safaro shaqo uga maqneyd.






 

RELATED:
Wasiirada Dibadda ee IGAD oo ku shiray Addis Ababa
Cudurka Dabaysha oo laga digay Somalia
Xus lagu qabtay Bossaso


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Deadly battles in central Somalia between Al Shabaab and nomads
BELEDWEYNE, Somalia May 24, 2013 (Garowe Online)

Violence in Somalia scares investors, aid workers

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us