Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Maalmaha talaalka caruurta

GAROWE ONLINE

Toddobaadka wacyigelinta maalmaha Talaalka caruurta ayaa maanta 25,4,2012 ,munaasibad lagu daahfurayo waxaa lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka Puntland ee Garoowe,waxaana ka qayb-galay masuuliyiinta wasaaradda,haya'daha bahwadaagta ku yihiin arimaha caafimaadka ,Dhakaatiir,iyo marti kele oo lagu casumay.

Wacyigelinta Maalmaha caafimaadka caruurta ee da'doodu ka hoosayso shanta sanno iyo hooyada dhaqmaadka ah ayaa looga goleeyahay in dhamaan dadweynaha ku nool deeganada Puntland ay ciyaalkoda uga faa'iideeyaan talaalka si uu ka hortego xanuunada khatarta ah,

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr.Cali Cabdullahi Warsame oo furay shirkan ayaa ku dheeraaday ka hadalka faa'dada uu talaalku xanbaarsanyahay,wuxuuna bulshada reer Puntland ku booriyey inay ka bogtaan furasadan qaaliga ah,wasiirka ayaa adeegan xusay inuu wada gaaro dhamaan deeganada Puntland oo dhan.

Wacyigelinta maalmaha caafimaadka caruurta ayaa sanadkiiba laba jeer laga sameeya deegaanada Puntland iyo guud ahaan Somalia,waxaana Puntland kaalinta koowad ka gashay Somalia marka la eego heerka uu gaaray qaadashada Talaalku,waxaana wasaarada Caafimaadka kala shaqeeya haya'adaha UNICEF & WHO.

Dhinaca kele Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta ka shirtay mashruuc adeegyada caafimaadka lagu gaarsiinayo dadka tabalaysan ma deganayaasha oo reer miyiguna ku jiro.

Halkan ka dhagayso wasiirka cafimaadka oo furay wacyigelelinta Talaalka


RELATED:
AU-da oo lagu xusay Muqdisho
Banaanbax DF lagu taageeray
Garowe: Dil lagu xakumay ragii dilay Shiikh C/qaadir


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us