Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Wadooyin loo sameynayo d/ xeebaha PL

GAROWE ONLINE

Hayada Wadooyinka Puntland ayaa shaaca ka qaadey inay bilaabeyso mashruuc wadooyin loogu sameynayo qaar kamida degmooyinka dhaca xeebaha Puntland waxana ay kala yihiin Baargaal ,Xaafuun ,Eyl iyo Jariiban.


Shir saxaafadeed uu ku qabtey xafiiskiisa Garowe maanta 27 June,2012 agaasimaha hayada wadooyinka Puntland(Puntland High Wey Authority) Eng.Xasan Cismaan Cali ayuu sheegey in dhaqso loo bilaabi doono mashruucan wadooyinka loogu sameynayo degmooyinka laamiga ka fog oo ku yaal xeebaha Puntland.


Waxa uu raaciyey agaasimuhu in mashruucan ay ku deeqdey dhaqaalihiisa dowladda Maraykanku islamarkaasina ay soo marsiineyso hayada DIA oo ah mid kamida hayadaha samafalka ee dalka ka hawlgala.  


Eng.Cismaan sidoo kale waxa uu ka hadlay qorshaha hayadiisa ay ka damacsantahay dayactirka wadada laamiga ah ee magaalooyinka waaweyn isku xirta oo uu cadeeyey in intii tabartooda ah ay hagaajinyaan isagoona ku darey in haatan WFP ay hawlo ka wado qaar kamida wadooyinkaasi.


Mashruucan wadooyinka loogu sameynayo deegaan xeebeedyada Puntland ayaa ah mid lagu dhiirigelinayo dadka deegaanka oo ku guuleystey inay iska saaraan kooxihii burcad badeeda ah oo horey deeganadooda u dhigtey fariisinada.


Halkan ka dhagyeso codka agaasimaha hayada PUNHA Eng.Xasan


RELATED:
AMISOM: ''Amniga waan sugaynaa''
Xildhibaano ka laabtay Mooshin
Dibadbax ka dhacay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman
MOGADISHU, Somalia May 21, 2013 (Garowe Online)

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us