Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
''Wan wadayna dagaalka Shabaab''


Wasiirka gaashaandhiga Somalia Xuseen Carab Ciise ayaa balanqaadey inay wadi doonaan dagaalada ka dhanka ah Al-shabaab tan iyo inta ay ka sifeynayaan dhamaan gobollada dalka.

Isaga oo u waramayay jariirada Masar ka soo baxda ee Al-ahram ayuu tilmaamey in ciidamada DF bilaaben olole balaaran oo Al-shabaab ka dhan ah,isagoona raaciyey in dhamaan gacanta ku hayaan haatan Muqdisho.

‘’Inkastoo ay Muqdisho ka baxeen haddana ma ahan inaan ku seexanayno intaasi ee ciidamadayadu waxay wadayaan dagaalka ay kula jiraan argagixisada,waxaan doonaynaa inaan amaanka guud ahaan xaqiijino si dadkayagu nabagelyo u helaan’’ ayuu yiri Xuseen Carab.

Wasiirka gaashaandhiga Somalia waxa uu xusey in ciidamada Somalia wadaan tababaridooda,iyadoona dhowaan kun ku dhowaad ka so laabtey Uganda oo lagu soo tababarey ,haatana tiro badani ku maqantahay dalka dibadiisa si ay wax u soo faa’ideystaan.

Xuseen Carab Ciise waxa uu amaaney ciidamada nabad ileelineed ee Midowga Afrika ka socda AMISOM oo uu sheegay in la’aantood aysan suurtagasheen amniga iyo xasiloonida Muqdisho haatan ka jirta.

Doorka Carbeed ee arrimaha Somalia ayuu dhaliiley wasiirku ,dhanka kalena waxa uu bogaadin u soo jeediyey Turkiga oo uu cadeeyey in hiil iyo taagero la garab istaageen shacabka Soomaaliyeed.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us