Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Wariye lagu diley Muqdisho

GAROWE ONLINE

Magaala Muqdisho ayaa maanta 18 January,2012 waxa lagu diley Alaha u naxariistee Wariye Cabdi Xareed Cismaan oo ka tirsanaa Idaacada Shabeele ee Muqdisho ka hawlgasha.

Wariyaha ayaa rag hubyesani ku rasaaseeyeen Suuqa Wadajir subaxnimadi hore saaka xili uu ku sii jeedey Shaqada Idaacada ,waxana ka dib loola cararey Cisbitalka Madina oo markii danbe ku naf baxay.

Agaasimaha Idaacada Shabeele oo wareysi siiyey Radio Garowe ayaa sheegey Alaha u naxariistee Wariye Cabdi Xareed inuu ifka uga tagay Xaas iyo labo Caruur ah oo midkood dhowaan uu dhashey.

Idaacada Shabelle ayaa noqotey tan ugu bartilmaameedka badan dilka Wariyaasha ,waxana sanadkan uu noqonayaa wariyihii ugu horeyey ee la dilo Somalia.

DF Somalia ayaa ilaa iyo hadda aan wax ka qaban dilalka soo noqnoqanaya ee loo geysanayo Wariyaasha ,waxana ilaa iyo hada jirin cid lala xiriirinayo inay bartilmaameedsato Wariyaasha Soomaliyeed.

Halkan ka dhageyso Siciid Axmed oo wareystey Agaasimaha Shabeele


RELATED:
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Geoff Tooth
Hor-Cad oo xulaysa xubnaha
Dr.Farole oo ka hadlay Jubaland


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe
GAROWE, Somalia May 20, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us