Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Wariye BBC oo lagu xirey Muqdisho

Wariyihii BBC Qaybta Somaliga uga soo warmi jiray Muqdisho oo xabsiga la dhigay Maanta, iyadoo la sheegay in loo haysto warar uu kasii daayay BBC oo ku saabsan shaciga dalka gaar ahaan Hab-dhaqanka Maxkamadaha.

Xariga Wariyaha ayaa waxaa amar ku bixiyay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Liibaan Yaroow iyadoo ciidamo Milateri ah ay ku xireen Xabsiga weyn ee Muqdisho, waxaana arintan ay ka yaabisay Wariyeyaasha kale ee Muqdisho ku sugan.

"Ibraahim Maxamed Aadan waxaa xiray Milateriga Somalia waxaana lagu xiray Amar kasoo baxay Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada DF" ayuu yiri Wariye ay xiligii la xirayay Ibraahim wada socdeen, isagoo sheegay inay shalay kulmeen Wariyaha iyo Gudoomiyaha Maxakmada Ciidamada.

Gudoomiyaha Maxkamada sare oo wax laga weydiiyay xariga wariyaha ayaa inuu ka hadlo ka gaabsaday, balse wuxuu sheegay in amar uu isagu bixiyay lagu xiray wariyaha, dhawaana Maxkamad la horkeeni doono.

Warar hoose oo GO ay heshay ayaa sheegaya in Ibaahim la xiray todobaadkii hore balse dib loo daayay, iyadoo dhawaanahan ay wadahadalo ku saabsan warar uu sii daayay ay u socdeen isaga iyo Maxkamada Ciidamada, iyadoo maanta si toos ah ay ciidamadu u xireen.

Magaalada Muqdisho ayaa ah goobta ugu khatarta badan Somalia ee ay wariyeyaal ka howlgalaan, iyadoo la ogyahay in 18-wariye oo Somalia lagu dilay sanadkan oo keliya intooda badan lagu dilay Muqdisho.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho
Banaanbax DF lagu taageeray


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us