Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Warsaxafadeed ku aadan Laasacaano


Waxa ay Dowladda Puntland iyadoo ka xun Falaalkii arxan daraddaa ahaa ee ka dhacay Laascaanood (Feb 6, 2010) Canbaarayn iyo dhaliil dusha uga tuuraysaa Maamulka Riyaale, kadib kolkii Maleeshiyaadka u adeega Maamulkaas  Xoog u adeegsadeen Shacabka Reer Laascaanood oo Banaanbax Nabadeed ku muujinayey dareenkooda ay ku diidanaayeen  qafaalka lagula kacay dad aan waxba galabasan oo isugu jiray Arday, Macaliimiin, iyo Cullamaa’udiin.

Waxaa wax laga xumaado oo damiirka Insaanku uusan qaadan Karin ah, kana baxsan habdhaqanka xaquuqal Insaanka ee lagula kacay ardaydii  iyo dadweynihii Mudahaaradka ka dhigayay magaalada Laascaano, taasoo keentay Dhimasho, Dhaawac iyo burburin hantiyeed, intaas waxaa raacay iyadoo Xabsiga loo taxaabay  dad fara badan oo maati ah waxna galabsan.

Mana ahan markii ugu horaysay ee Maamulka Hargaysa gabood falyo noocaan oo kala ah , dhana ka ah Insaaniyada uu kula kaco  degaanada uu xoogga ku haysto.

Maleeshiyaadka Maamulka Riyaale, waxay ku tunteen hab dhaqanka Islaamka, Somalinimo, Darisnimo iyo kan Caalamiga ahba. Haddaba waxan cambareynayna meel ka dhaca iyo gabood falka sida joogtada loogu gaystay xaquuqul Insaanka, iyadaa isla maleeshiyaadkaas ay kol hore Hol Hol meel ka dhac dhan ka ah hab dhaqan Soomaaliyeed gefna ku ah dhamaan Isimada Soomaaliyeed lagula kacay ismadeen iyagoo danahooda gaarka ah ka tasanaya.

Haddaba waxaan dhamaan hay’adaha u dooda xaquuqal Isaanka iyo Bulshada caalamka ugu baaqaynaa in si deg deg ah wax looga qabto gabood falkaas joogta ah . Maamulka Riyaale waxaan uga baaqaaynaa inay si degdeg ah xoriyadooda ugu soo celiyaan 60 dameeyo maata ah ee la qafaashay.
 
Puntland marna ma dhiirigalinayso, mana soo dhawaynayso nooc kasta oo argagaxiso ah, maamul kasta oo jiraana waxuu xaq u leeyahay inuu amaankiisa sugto iyadoo la jabinayayn sharuucda caalamiga ah.
 
Cabdulhakim Axmed Guuleed
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isg.,  Hidaha iyo Dhaqan
RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us