Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Wasiiro DF oo Garowe u yimi Dastuurka Puntland

GAROWE ONLINE

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa galabta 17,April 2012 duleedka Garowe ku soo dhaweeyey wafdi ka socday DF Somalia uuna horkacayey raysal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka ganacsiga Cabdiwahaab Ugaas Xuseen.


Wasiiro ka tirsan Puntland sida Caafimaadka Dr.Cali Cabdulaahi ,Gaadiidka & Hawlaha guud Eng.Daahir Xaaji Khaliif,Beeraha Eng.Maxamuud Xaaji Salax iyo Deegaanka Cabdiqani Yuusuf ayaa wafidgan ka qaybqaatey soo dhaweyntooda waxana weheliyey Ugaaska Wasiiru dawlayaal ka tirsan xukuumadda Somalia.


Xildhibaan Cabdirisaaq Juurile oo kamida mudanayaasha barlamanka Puntland ayaa wafidga qayb ka ahaa.


Ujeedka socdaalka wafdigani Garowe ku yimid ayaa lagu micneeyey ka qaybgalka munaasabada daaha lagu soo rogayo afti u qaadida dastuurka Puntland oo lagu wado inay beri ka dhacdo hoolka Barlamanka Puntland ee Garowe.


Waxana la filayaa in masuuliyiin kala duwan iyo wakiilo ka socda Beesha Caalamka iyo Qaramada Midoobeyba ka soo qaybgalayaan munaasabada ansixinta dastuurka Puntland.


Maalmihii lasoo dhaafey ayaa ergo gaareysa 480xubnood oo laga kala soo xuley dhamaan gobollada Puntland waxay falanqaeyn iyo doodo ka yeelanayeen qodobada uu ka koobanyahay dastuurka Puntland.


Halkan ka daawo sawirada soodhaweynta wafdiga DF Somalia















RELATED:
Cudurka Dabaysha oo ay ka digtay WHO inuu faafo
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us