Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Waxqabadka Caafimadka Puntland

GAROWE ONLINE

Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa soo bandhigtey waxqabadkeedi sanadkii tagay 2012 iyo waxyaabiha u qorsheysan sanadkan bilowgiisa aan ku jirno.

Agaasimaha guud ee Wasaarada Dr.Cabdirisaaq Xirsi Xasan oo wareysi siiyey Radio Garowe ayaa ka hadlay waxqabadkoodi 2012 oo ku soo koobey:

1-Dib u eegis qaab dhismeedka wasaarada

2-Tayeynta Cududa caafimaadka,

3-Dhismaha Xarumaha iyo ururada cafimaadka.

4-Soo bandhigida Siyaasada Caafimaadka Puntland.

5-Wacyigelino cudurada , heeganka gurmadka deg dega iyo kuwo kale oo badan.

Barnaamijka Rayiga Dadweynaha ee Radio Garowe ayaa maanta 15 January,2013 waxa looga hadlayey Waxqabadka Wasaarada ,dhaliilo loo soo jeediyey iyo weliba talooyin wax ku ool ah sidii loo dardar gelin lahaa adeega caafimaadka.

Inkastoo ay dadaaleyso wasaarada Caafimaadka Puntland haddana weli waxa baahi laga dareemaya xaalada Cisbitaalada guud ee Puntland oo aan gaariisneyn heerkii loogu talo galay.

Halkan ka dhageyso Barnaamijkan oo uu daadihinayo Cali Cabdi Fantastic


RELATED:
Garowe: Doorka haweenka PL ee doorashada oo laga shiray
AMISOM: ''Amniga waan sugaynaa''
Xildhibaano ka laabtay Mooshin


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman
MOGADISHU, Somalia May 21, 2013 (Garowe Online)

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us