|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM |
|
|
|
 |
 |
|
|
|
Waxqabadka Ganacsiga Puntland
18 Jan 18, 2012 - 11:46:41 AM
|
GAROWE ONLINE
Dawladda Puntland xilligan jirta waxaa u buuxsamay saddex sanno 8 ,Jan 2012 oo ku beegan markii 2009-kii hogaanka Puntland loo doortay Madaxweyne Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole iyo ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire.
Radio Garowe oo inta badan barnaamijyo ka samaysa dhacdooyinka Puntland ka jira iyo Somaliyaba ayaa barnaamijyo ku aadan waxa xukuumadan u qabsoomay iyo himilooyinka ay damacsantahay inay ku talaabsato iyo caqabadaha ka horyimid waxay ka diyaarisay barnaamiyo gaar oo taxane ahaan kala socon doontaan Warsidaha Garowe Online.
Maanta 18,1,2012,waxaa barnaamijka marti noogu ahaa wasiirka ganacsiga iyo wershadaha Puntland mudane Xasan Jaamac Faarax,waxaana wasiirku warbxin dheer uu ka jeediyey waxqabadkii wasaaradda ka dib dadweynhii barnaamijka la socday waydiiyeen su'aalo doora.
Dadweynaha ku xiran Radio Garowe ayaa markii ay ka bogteen warbixintii wasiirka ganacsiga Puntland waxay soo jeediyeen talooyin iyo aragtiyo ay aaminsanyihiin in ay horey ugu qaadi karto horumarka wasaaradu ka gaartey gancsiga iyo abuurka warshadaha Puntland.
Halkan ka dhageyso barnaamijka Rayiga Dadweynaha ee Radio Garowe
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|