Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Apr 3, 2012 - 2:47:55 AM
Wararka
Waxqabadka Wadooyinka Puntland


GAROWE ONLINE

Dawladda Puntland xilligan jirta waxaa u buuxsamay saddex sanno 8 ,Jan 2012 oo ku beegan markii 2009-kii hogaanka Puntland loo doortay Madaxweyne Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamud Farole iyo ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire.

Radio Garowe oo inta badan barnaamijyo ka samaysa dhacdooyinka Puntland ka jira iyo Somaliyaba ayaa barnaamijyo ku aadan waxa xukuumadan u qabsoomay iyo himilooyinka ay damacsantahay inay ku talaabsato iyo caqabadaha ka horyimid waxay ka diyaarisay barnaamiyo gaar oo taxane ahaan kala socon doontaan Warsidaha Garowe Online.

Hayadda Wadooyinka Puntland (Puntland Highway Authority) PUNHA oo qaabilsan samaynta iyo dayactirka wadooyinka Puntland iyo laamiyada ayaa maanta 25,jan ,2012 waxay amarti ku ahayd barnaamijka Rayiga Dadweynaha ee Radio Garowe.

Gudoomiayaha PUNHA Eng. Xasan Cismaan Cali ayaa marti u noqdey Radio Garowe maanta ,waxana uu ka sheekeyey waxqabadka hayadiisu ku talaabsatey iyo waxay qorshaynayaan mustaqbalka dhow,waxana dadweynuhu ka dib markii ay dhageysteen warbixntiisa ay waydiinayaan su’aalo maankooda ka dhex guuxaya.

Dadweynaha Puntland ayaa soo dhaweeyey waxyaabaha u qabsoomey hayada wadooyinka Puntland PUNHA, waxana ay soo jeedinayaan talooyin ay u arkaan in ay yihiin kuwo wax ka taraya mustaqbalka dhow horumar balaaran oo ay ku talaabsato hayadu.

Halkan ka dhageyso barnaamijka Rayiga Dadweynaha ee Radio Garowe


RELATED:
Odeyasha oo laga baajiyey Turkiga
Dagaal culus oo Dayniile ka dhacay
WFP oo xayiraad lagu soo rogay

Advertisement
 

Somalia: Why rush such an important constitution?[Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia leaders meet at African Union headquarters for constitution, elections process
ADDIS ABABA, Ethiopia May 21, 2012 (Garowe Online)

Statement of the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) at Meeting of Somali Principals

Somalia: Amb. Mahiga warns Somali politicians to stop meddling with selection process

Somalia: Ethiopia military to increase onslaught against Al Shabaab

This week in Somalia

Somalia: Amb. Mahiga calls for ‘transparent’ inquiry to Hargeisa land dispute

Somalia: Roadmap signatories will meet to discuss progress

Somalia: SRSG Statement on Hargeisa Incident

Plenty rain in Somalia

Somalia: Multiple explosions in Mogadishu kill 8

Somalia: Ethiopia commander in Somalia says 'not a problem to liberate Kismayo'

Somalia: Kenya police loot businesses in Dadaab after explosion

Somalia: Statement by the President of Puntland State of Somalia H.E. Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) Presented at Indian Council on World Affairs

Somalia: MSF to restructure health support in Galgaduud due to deteriorating security

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us