Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Xaruntii Xisbiga oo laga baxay

GAROWE ONLINE

Dawladda hoose ee degmada Garowe ayaa maanta 12 November,2012 waxay mid ka mid aha xarumihii dawladda ka saartay dad ku jiray 21-kii sanno ee la soo dhaafay,waxana ku shaqayn jiray xoghayihi xisbiga xilliggii dawladii hore Somalia.

Qaasim Maxamed Cabdi xoghayaha dawlada hoose ee degmada Garowe oo Radio Garowe kula hadlay goobta dadka laga saarayey ayaa sheegay in dadka halkan laga saaray ay u diyaariyeen meel ay degaan.


Qaasim ayaa dhinaca kele sheegay in xarunta la soo dejin doono hayadaha ka shaqeeya Daryeelka bulshada,wuxuuna intaas ku daray inay xarumo fara ku tirisa xilliga dad deganyihiin marka la eego xarumihii dawlada kuwaaso lay ka baxayaan dadka ku jira.

Xogahaya ayaa dhinaca kele maanta kormeeray wadada Eng.Khaalid halkaasoo ay ka socoto wado laami la saarayo,wuxuuna sheegay ina wadadan ay soo dhamaytirmayso laba bilood ka dib.


Halkan ka dhageyso Warbixinta Axmed Cawil Jaamac ka diyaariyey


RELATED:
Garowe: Dil lagu xakumay ragii dilay Shiikh C/qaadir
Sunta Beeraha oo PL laga digay
Bossaso: Jubaland oo lagu taageeray kulan


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote
MOGADISHU, Somalia May 22, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us