Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Xasan Shiikh oo Turkiga aadey

Madaxweynaha Soomalia Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta 04 December,2012 u dhoofay dalka Turkiga kadib casuumaad ay ka heleen Dowlada dalkaas oo gacan weyn siisay Somalia xiligii Abaaruhu dilaaceen sanadkii hore.

Wafdigan ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirada Arimaha Dibada, Difaaca, Maaliyada iyo saraakiil kale oo dowlada ka tirsan, waxaana Muqdisho ka qaaday diyaarad ay leedahay dowlada Turkiga.

"Safarkeenu wuxuu salka ku hayaa sidii aan Dowlada Turkiga ugala soo hali lahayn sidii Somalia ay gacan uga siin lahayd arimaha difaaca, amaanka, dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka" ayay tiri Fowziyo Yuusuf X. Aadan oo ka mid ah wafdiga uu horkacayo Xasan Shiikh.

War kasoo baxay Villa Somalia ayaa isagana lagu sheegay in Madaxweynuhu uu ka helay casuumaad dalka Turkiga, uuna kala hadli doono arimo Muhiim ah oo ay ka mid yihiin sidii Turkiga ay dib ugu bilaabi lahaayeen Mashaariicii uu Somalia ka waday.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxay la kulmi doonaan inta ay ku sugan yihiin dalka Turkiga madaxda dalkaas iyagoo kala hadli doona adkeynta xiriirka labada dal iyo iskaashi ay sameystaan, waxayna sidoo kale la kulmi doonaan Soomaalida ku nool dalkaas.

Dalka Turkiga ayaa lagu xusuustaa gurmad weyn oo uu shacabk Somalida u fidiyay markii ay abaaro oo macluul sababay ay ku dhufteen Somalia, waxaana abaartaas ay sababtay in dadka iyo xoolo fara badan ay naftooda ku waayaan.

Booqashadan ayaa waxay noqonaysaa tii ugu horeysay oo Madaxweyn Xasan uu ku tago dal ku yaala Qaarada Yurub, isagoo horay u booqday dalalka Ethiopia, Uganda iyo Jabuuti oo ay ciidamo ka joogaan Somalia.

GAROWE ONLINE

RELATED:
Khudbadihii laga jeedshay shirka waxbarashada dalka
AMISOM oo Raadaar dawayneysa
Warbixin burcad badeeda Afrika


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo
KISMAYO, Somalia Jun 18 2013 (Garowe Online)

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

Somalia: Gambol Secondary students hold colourful graduation ceremony

Jubaland: Kenya Defence Forces not supporting us

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us