Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Xasan Shiikh oo u dhoofey Sudan

Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud iyo Wadfi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay dalka Sudan halkaasoo ay kaga qaybgalayaan Munaasabad loo sameynayo sanadguuradii 57-aad ee kasoo wareegtay Markii dalkaas uu ka xoroobay Ingiriiska.

Safarka Madaxweynaha ayaa wuxuu qayb ka noqonayaa safarro dhowr oo uu ku tagay dalal ku yaala Bariga Afrika, iyadoo marka uu dhameysto ka qaybgalka munaasabada lagu wado inuu kulamo la yeesho dhigiisa dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somalia, waxaana wafdigu ay ka degeen Gobolka Blue Nile halkaas oo looga soo galbiyay dhinaca Caasimada Sudan ee Khartuum.

Madaxweynaha Somali ayaan la hadlin saxaafada markii uu ka dhoofayay Muqdisho iyadoo ay noqonayso markii koowaad oo uu dalka Sudan ku tago booqasho rasmi ah, isagoo horay u sheegay inuu booqan doono dalalka Bariga Afrika.

Dalka Sudan ayaa waxaa horay uu u sameeyay lacago Shilin Somal ah oo la sheegay in lagu bedeli doono lacagta hada la isticmaalo, iyadoo aan la ogeyn in Xasan Shiikh uu kala hadli doono dhigiisa Sudan lacagtaas iyo in kale.

Sidoo kale dalka Sudan waxaa ku sugan arday fara badan oo wax ka barta lamana sheegin inuu la kulmi doono iyo in kale, kalena lama oga safarkiisa inta maalmood ee uu qaadan doono.

Xasan Sh. Maxamuud ayaa horay u booqday dalal ku yaala Bariga Afirka iyo dalka Turkiga oo xiriir dhow la leh Somalia, waxaana dalalka uu horay u booqday ka mid ah, Ethiopia, Djibouti, Uganda iyo Kenya oo dhamaantood ay ciidamo ka joogaan Somalia.

GAROWE ONLINE
RELATED:
Puntland ayaa ka hadashay weerarkii UNDP Muqdisho
Barlamanka oo ka doodaya Guardfu
Tahriibta oo laga shiray Bossaso


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: UN compound siege in Mogadishu by Al Shabaab kills 15
MOGADISHU, Somalia Jun 19 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon condemns attack on UN compound

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us