Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Muqdisho: Xasan oo xanibey Wafdi

Magaalada Muqdisho ayaa maanta 10 November,2012 waxa lagu xanibey xubno ka tirsan guddiga farsamo ee maamul u samaynta Jubooyinka kuwaasi oo shir ay la yeesheen madaxweynaha DF Somalia ka dib doonayey inay dhanka Kismaayo u duulaan.

Ilaa 9 ayay gaarayeen xubnahan oo isugu jirey kuwo ka socda urur goboleedka IGAD iyo masuuliyiin Somali ah.

Sida ilo lagu kalsoonyahay Garowe Online u sheegeen hadalo kulul ayaa la isku dhaafsadey kulanka oo ka mid ahayd in IGAD joojiso taageerada shirka maamul u samaynta Jubooyinka isagoona la sheegey in madaxweynuhu ku celiyey go'aankiisi ahaa in Muqdisho maamul looha soo magacaabayo deegaanadaasi.

Xubnihii ka socdey IGAD ayaa isla maantay dib ugu laabtay Kenya halka kuwii kale ee Somalida ahaa weli ku xanibayihiin Muqdisho cadaadis uga yimid dhanka Xasan Shiikh Awgeed,

Madaxweynaha Somalia ayaa si weyn uga soo horjeeda in dadka deegaanku samaystaan maamul u gaar ah Jubaland ,waxana uu doonayaa maamulku inuu noqdo mid Muqdisho laga soo dhiso oo ay aaminsanyihiin siyaasiyiinta gobolku inay tahay arrin ka hor imanaysa Dastuurka Federaalka Somalia.

GAROWE ONLINE

RELATED:
Sunta Beeraha oo PL laga digay
Doorashada Jubaland oo lagu taageeray kulan Bossaso
Saacid oo la kulmay Ergayga AU


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote
MOGADISHU, Somalia May 22, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us