Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Xisbiga HorCad oo jawaab baxshay

Afhayeenka ururka Horumarka iyo cadaalada [ Horcad] Axmad Yasiin iyo Cumar Ismaaciil Waaberi oo kamid ah aasaasayaasha ururka siyaasadeedkaan ayaa jawaab culus ka baxshay hadal kasoo yeertay Cabdulahi Siciid Samatar.

Cumar Ismaaciil Waabari oo kamid ah aasaayaashii urur siyaasadeedkaan oo shir saxaafadeed galabta ku qabtey magaalada Bosaso ayaa jawaab kulul ka baxshay hadal dhowaan kasoo yeeray Cabdulahi Siciid Samatar oo soo gaarey Puntland.

Samatar oo shir saxaafadeed ku qabtey aqalkiisa markii uu soo gaarey Bosaso Khamiistii la soo dhaafey ayaa sheegey in ururka Hurumarka iyo Cadaalada uu yahay mid gacan ku rimis ah islamarkaana aan sax aheyn in dhidibada loo aaso.

Cumar Ismaaciil Waaberi oo la hadlaya saxaafada ayaa ku tilmaamey hadalka Mr.Samatar mid meel ka dhac ah islamarkaana ay tahay inuu raali galin ka baxsho.

Puntland oo ku talaabsatey nidaamka xisbiyada badan ayaa waxaa maalmahaan ka bilowdey urur siyaasadeedyo looga dhawaaqayo kuwaasoo raba iney ka qayb qataan talada dalka.

GAROWEONLINE

RELATED:
Dr.Farole oo ka hadlay Jubaland
Dr.Farole oo furey guryo loo dhisay barakacayaasha
Maxkamada Bossaso oo ku riday xukuno Jariifayaal


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland police receive gender violence training
GAROWE, Somalia May 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

Somalia: President Madobe nominates Gen. Fartaag as Jubaland vice president

Somalia: Aweys blames Al Shabaab chief for ‘targeting foreign fighters’

Somalia: Jubaland gains support, as federal gov’t rejects outcome

Somalia: Ahmed Madobe elected first president of Jubaland in landslide victory

Somalia: ‘92 MPs sign motion’ against Prime Minister Shirdon

Somalia: Kismayo admin detains ‘troublemakers from Mogadishu’

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us