Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Xoolaha oo la daweenayo Puntland

GAROWE ONLINE

Wasiirka wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowlada Puntland ee Soomaaliyeed Mudane Siciid Xasan Shire oo maanta 13 December,2012  warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa magalada Garoowe ayaa waxa uu ka warbixiyay dhaqaatiir wasaarada xanaanada xoolaha ka socda oo loo diray dawaynta dhamaan xoolaha Puntland intooda xanuunada qabta.

Kooxahaaani dhaqatiirta ah ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxay u kala safreen dhamaan gobalada Puntland,waxayna diyaar u yihiin sidii xoolaha Puntland oo dhaqaale ahaan lagu tiirsan yahay in laga daweeyo cudurada ku dhaca ,sida uu sheegay wasiirka xanaanada xoolaha masuuliyiinta wasaarada waxaa ka go'an sidii loo dawayn lahaa xoolaha ku dhaqan Puntland ee xanuunsan.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Puntland waxa uu sheegay dawaynta xoolaha inay si hufun uga bilaabi doonan maalmaha soo socda  magaalooyinka saaran laamiga,waxaana la dawayn doonaa buu yiri xoolo gaaraya ilaa iyo 500- oo kun oo neef,qorshaha lagu dawaynayo xoolaha ayaa qayb ka ah soo afjarista shaqada wasaarada xanaanada

Xoolaha ayaa guud ahaan waxa yihiin kuwa uu ku tiisanyahay dhaqaalaha Somalida ,waxana lagama maarmaan noqotey in laga daweeyo cudurada dhibaateynaya.

Halkan ka dhagayso codka wasiirka xanaanada xoolaha Puntland


RELATED:
Muqdisho: Al-shabaab oo sheegtay weerarka UNDP
''Tirada Qaxootigu waa 7.6 Malyan''
Shirka waxbarashada dalka oo furmay


Advertisement
 

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

EDITORS PICK:

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏
MOGADISHU, Somalia June 19, 2013 (Garowe Online)

Somalia: Al Shabaab militants storm U.N. compound in Mogadishu‏

Somalia: Somaliland bars federal gov’t authorized aircraft from landing

Somalia: Jubaland official wounded in Kismayo

Politics of polarization destabilizing the new Somalia [Editorial]

Somalia: Second mortar attack on presidential palace in 2 months

Somalia: Clashes kill 10 in Jowhar after clans accuse gov’t of ‘subjugation’

Somalia: Melbourne Diaspora hold welcoming event for President Farole

Somalia: Puntland President Addresses Somali Community at Melbourne Event

Somalia: Puntland VP convenes parliament session

Somalia: IED attack targets Wanlaweyn district official

St. Louis shooting: 4 dead, including gunman, at small healthcare business

Ethiopians in Egypt complain of Renaissance Dam backlash

Massive police raid launched in Toronto

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us