Africa
  World
  Islam
  Health
  Photos

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Mar 28, 2013 - 2:21:12 PM
Wararka
Barnaamijka xuska 26 June ''Dhageyso

GAROWE ONLINE

Maanta waa 52-sano guuradii ka soo wareegtay markii dhulka Somalia 26 June,1960 laga taagay Calanka ay leeyihiin,waana markii gobollada waqooyigu ay gobonimada ka qaateen Isticmaarkii Ingiriiska.

Radio Garowe oo maalmaha xorriyada Somalida barnaamijyo ka diyaarisa ayaa sanadkana barnaamij kooban ka diyaariyey,waxaana barnaamijkan uu diirada saaraya qaabkii guumaystuhu u qabsaday dhulka Somalida iyo dhabadii ay gobollada Waqooyi u soo mareen xorriyada.

Barnaamijkan oo iskugu jira warbixno,heeso wadaniya ayaa sidoo kele waxaa ku jira alle ha u naxariistee  Max'ed Ibraahim Cigaal oo hormuud u ahaa Ururadii waqooyiga ee ka qayb qaatay madaxbananida, waxaa kele oo isna ka mid ah Axmed max'ed Nuur (qaybe) oo siyaasi ruug cadaaya goob-joogna ka ahaa marxaladihii kala duwanaa ee loo soo maray gobonimada,waxuu kele ka qayb-galay munaasibadii calan saarka ee Hargaysa.

Alaha u naxariistee Maxamed Ibraahim Cigaal 5 May,1960 ayaa waraysigan laga qabtay,halka Qaybena uu bixiyey burbukii kadib waxana aaan ka xiganey laanta Afka Somaliga ee BBC-da.

Waxaa xusid mudan in dhamaan goobaha shaqada deegaanada Puntland ay fasax ka yihiin iyadoo lagu maamuusayo maalintan muga,mudnaanta ,maamuuska iyo macnaha weyn u leh umadda Soomaliyeed.

Halkan ka dhageyso barnaamijka C/qani Irbad ka diyariyey xuska 26 June


RELATED:
Cudurka Dabaysha oo ay ka digtay WHO inuu faafo
Xus lagu qabtay Bossaso
AU-da oo lagu xusay Muqdisho


Advertisement
 

Islam: Muslims and the challenge of creating change

EDITORS PICK:

Somalia: Puntland court issues death sentences for Islamic Mufti’s killers
GAROWE, Somalia May 23, 2013 (Garowe Online)

Somalia: PM Shirdon receives AU Envoy, MPs withdraw confidence vote

Somalia: Meeting held over women’s participation in Puntland elections

Somaliland leader hosts EU Special Envoy to Somalia in Hargeisa

Somalia: AMISOM begins house searches in Mogadishu: spokesman

Somalia: Puntland president hosts Australia ambassador in Garowe

Somalia: Iranians convicted of illegal fishing in Puntland state waters

Somalia: Puntland police receive gender violence training

Somalia president addresses Somaliland separatism, Jubaland formation

Somalia: Jubaland leaders host IGAD committee in Kismayo meeting

Eastern Africa standby force to have operational capacity by 2015

Kenya wants the Amisom troops in Somalia expanded

Somalia: 5 killed in clash between govt forces and militants in Bakool region

Rob Ford crack scandal: Toronto mayor refuses to discuss specifics of video

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us