From Garoweonline.com

Wararka
Daawo Roobkii qabtey Garowe
By
Oct 9, 2008 - 1:59:46 AM

Roobab mahiigaan ahaa ee ka da'ay magalada Garowe ayaa wararka ka imaanaya degaanada ku yaala Howdka iyo Nugaasha sheegayaan inuu gaarsiisan.

Roobakaan ayaa ilaa hadda la soo sheegin khasaare ay ka gaysteen  goobaha ay ka da'een marka laga reebo warar aan la xaqiijin oo sheegaya in  Togga Garowe oo biyo badan ku roogmadeen ayaa warar aan la xaqiijin sheegayaan in Labo qof biyahaan kula tageen.

Daawo Sawiro aan idinka soo qaadney Garowe oo markii uu Roobkaan qabtey

Radio Garowe,Garowe


http://www.garoweonline.com