Home
  Africa
  World
  Islam
  Health

World Islamic Prayer

Cimilada
VOA Somali
BBC Somali 14:00
BBC Somali 18:00
Deutsche Welle
BBC Radio
Voice of America
IRIN Radio
NPR Radio
Radio Netherland
Last Updated: Sep 3, 2008 - 9:22:44 AM
Documents
Puntland: Xildhibaano digniin gudbiyey


Kadib markii bishaan March 19,2008 Barlamanka Puntland isku khilaafey u codeynta sharci xukuumada Cadde Muse ku sheegtay sharciga Shidaalka Puntland  kaas oo xildhibaanada isla dhaafi waayeen 21 ka codeysay, 21 u codeysay iyo Lix ka amuustey

Shirkadaha shidaalka oo dabada ka riixayey sharcigaan kuwaas oo culeyn baaxad leh saarey xukumada Cadde Muse ayaa Gudoomiyaha aqalka Wakiilada Puntland waxaa khasab ku noqotey in jabiyo xeer hoosaadkii Barlamanka isaga oo cod dheeri ah oo waqtigiisa la gaarin  ku jiirsiiyey aqalka Wakiilada. AKHRI: [ Xeer Hosadka Barlamanka]

Xildhibaanada ku sixiixan qoraalkaan kuwaas oo ka codeeyay xeerkaan ayaa tiradooda tahay 26 iyada oo siyaado ay ku yihiin 5 xildhibaan halka markii hore tiradoodu aheyd 21 mudane.

Qoraalkan oo ku socda; Madaxweynaha PL Cadde Muse, Ku-xigenkiisa Xasan Daahir Afqurac,Xeer ilaaliyaha Gud DGPL, Gudoonka Golaha Wakiilada Puntland islamarkana la Ogeysiisyey Issimada Puntland iyo Saxaafada madaxa banaan ayaa cinwaankeedu yahay Soo celin Xeer aan ansax aheyn.[AKHRI]

Xildhibaanadan oo qoraalkooda u cuskadey qodobada Dastuurka Puntland 46.8,46.10 iyo Xeer Hosaadka Barlamanka 13.6 ayaa ka codsanaya GudoonkaGolaha Wakiilada in ay dib u soo celiyaan xeerka horumarinta shidaalka Puntland madaama si bareer ah loo jabiyey qodobada kor ku xusan. AKHRI: [Xeer Hosaadka Barlamanka]

Mudanayaashaan ayaa uga digey xukumada iyo Gudoonka Barlamanka ku dhawaaqida go'aan aan ansax aheyn isla markaana raali galin ka bixiyaan ku dhawaaqida go'aankii ahaa in xeerkii shidaalka la ansaxiyey.

AKHRI: [Qoraalka Xidhibaanada Puntland "pdf"]

Garowe Online,Garowe

RELATED:
Tariikhii Dr. Xersi Magana 1935-2008
Akhri qoraalka Guddiga dhaqaalaha Puntland
Qoraal: Xisbi Shacabka Somaliyeed

Advertisement
 

Ransom demand for Australian in Somalia

EDITORS PICK:

7 Somali soldiers, Ethiopian officer defect to insurgency
MOGADISHU, Somalia Sep 7 (Garowe Online)

About Us | Disclaimer | Copyright | Contact Us