|
|
|
|
| Last Updated: Apr 23, 2011 - 2:27:50 PM |
|
|
|
 |
 |
|
|
|
Jahawarerka dhaqalaha maxaa sababey?
24 Oct 24, 2008 - 4:01:11 PM
|
Hordhac
Sadexdii asbuuc ee la soo dhaafay, waxa sayladaha saamiyadda aduunka (world stock markets) hareereeyey roobab wata duufaano. Roobaabkaas oo markii hore ka soo bilaamay wadanka Maraykanka, maanta, waxay ku baaheen aduunka oo dhan. In kastoo dadka wax odorosa, xoogoodu, arkayeen saamaynta roobabkaasi ku yeelan karaan koboca dhaqaalaha adduunka, haddana qofna ma sawiranayn in xaaladu sidaan u ekaan doonto. Dadka aqoonta iyo waayo aragnimadda u leh dhaqaalaha, hay’adaha dhaqaalaha iyo maaliyada (sida IMF), gudomiyayasha bangiyada dhexe ee wadamadda warshadaha leh, dhamaan waxay isku raacsan yihiin in qarka loo istaagay bur-bur dhaqaale. Waxa kaliya oo ay ku kala duwan yihiin waa in bur-burkaas laga badbaaday iyo in wali hardidiisii dhabta ahayd soo maqan tahay.
Qoralkan koobanu wuxuu ugu horayn muqaal ka bixinaya sidii iyo meeshii masiibadasi ka soo bilaamatay; dhaawaca ay u geystay dhaqaalaha adduunka;iyo siyaabaha kala duwan ee loo wajahay.
Qaybta labaad ee qoraalkan, oo soo bixi doona maalmo ka dib, ayaan ,hadii Eebe idmo, si gooni ah ugu lafa guri doonaa saamaynta dhibaatadani u geysan karto Soomaaliya iyo Soomaalida iyo siyaabaha lagu xallin karo.
AKHRI : [Qoraalkaan oo dhameystiran[
"pdf"
Chief Executive
Said Ali Shire
Buuh Associates Ltd
11 Evington Drive
Leicester, LE5 5PF
T. (44) 07838 236 171
e. saidshire@buuh.net
w. www.buuh.net
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|