|
|
|
|
| Last Updated: Apr 29, 2008 - 6:57:51 PM |
|
|
|
 |
 |
|
|
|
BAAQ: Isimada gobolka Barri
28 Apr 28, 2008 - 9:51:13 AM
|
Kadib markii dhowaan magaalada Garowe lagu qabtey xubno ka soo jeeda gobolada Somalida Ethiopia kuwaas oo sida la rumeysan yahay lagu waeejiyay sirdoonka Ethiopia ayaa waxaa dadweynaha Puntland ka soo baxayey diidmo xoogan oo ku aadan talabadas lagu eedeyay maamulka gobolka.
Kulan maanta aya isugu yimaden issimida, nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Barri ayaa waxaa laga soo saarey qoraal lagu cambareynayo talaabadaas islamarkaana lagu muujinayo sida shacabka Puntland uga xun yahay talaabada lagu qabtey xubnahaas u dhashay goboladas.
Nuqul kamid ah qoraalkaas oo la soo gaarsiiyey Wakiilka Garowe Online ee magaalada Bosaso ayaa u qoraa sidatan:
Guji Halkan adiga oo qoraalka korkiisa riixaya marka uu ku furmo-- [1] [2] [3]
Garowe Online,Bosaso
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|