Allaha u naxariistee waxaa ku dhintay dalka Switzerland Marxuum Asad Cismaan Jirac March 8, 2009. Waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh ka diraaya dhamaan Bahda Radio Garowe iyo Reer Yusuf Ismaaciil meel kasta ay joogaan.
Waxaan ILAAHAY uga barinay inuu Marxuumka ka waraabiyo Janada Fardowsa ehelkiisana ALAHA ka siiyo samir iyo iimaan. Aamin!