C/raxman Farole oo soo gudbiyey C.V 5 Nov 5, 2008 - 5:53:37 AM
Musharax Cabdiraxman Maxamad Farole
Cabdiraxman Maxamad Farole oo kamid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxweyna-nimada DGPL 2009-ka ayaa shacabka u soo gudbiyey waayo-aragnimadiisa shaqo iyo heerkiisa waxbarasho [C.V.]
Farole oo hadda wadanka Australia ka sameeya takhasuska [PhD] la xiriira sidii dib loogu soo dhisi lahaa hay'adihii Maliyada Somalia ee bur-burey ayaa xilal kala duwan ka soo qabtey mamaul goboleedka Puntland iyo Somalia.