Haweenka Puntland oo taageeray wasiirrada Somalia

Haweenka Puntland, ayaa maanta xaflad taageero ah u qabtay wasiirrada cusub ee dhawaan uu soo magacaabay Ra’isal wasaare Xasan Cali Khayre gaar ahaan dumarka lagusoo daray xukuumadda.Munsaabadda oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qo...

Shirka Jaamacadda Carabta oo ka furmay Jordan

Shir madaxeedka 28-aad ee Ururka Jaamacada carabta ayaa maanta ka furmay magaalada Amman ee xarunta dalka Jordan, kaasoo hogaamiyaasha uga hadlayaan arrimo ay kamid yihiin Abaarta Somalia.Kulankan waxaa ka qeybgalay wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Maxamed...

Wasiirrada Somalia oo la dhaariyay

Waxaa xarunta golaha Barlamanka Federaalka Somalia ee magaalada Muqdishu lagu dhaariyay golaha wasiirrada dalka, kuwaasoo wax yar uun ka hor helay kalsoonida golaha shacabka.Gudoomiyaha Maxkmada Sare ee dalka Somalia, ayaa dhaariyay xubnaha wasiirrada. Ma...

Fannaaniin shil ku galay nawaaxiga Hargaysa

Qaar kamid ah fannaaniinta xidigaha Geeska ayaa shil gaari ku galay nawaaxiga magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland, siday ay GO u xaqiijiyeen qaar kamid ah mas’uuliyiinta kooxdaas.Shilka ayaa ka dhacay tuulada lagu magacaabo Abaarso oo qiyaas...

Video: Editor's Picks

Warar dhereead ah

Dhageyso Radio Garowe: