WARBIXIN: Madaxweyne Gaas oo Puntland dibada uga maqnaa 166 cisho sanadkii 2016

Image

GAROWE, Puntland- Warsidaha GO oo dib u raacey Safaradii Madaxweyne Cabdiweli Maxamad Cali Gaas kaga baxay Puntland sanadkii 2016 ayaa ogaadey in sanadkii lasoo muddo 6 Billood  ku dhow uu ku maqnaa safaro dibada dalka  iyo kuwo kale ee dalka gudihiisa ah.

Tirikoobka safarada warbixntaan ayaa ku kooban kuwa dalka dibadiisa iyo magaalo madaxda Somalia ee Muqdishu halka aysan ku jirin kuwo shaqo ee uu ku tago qaar ka tirsan magaaloyinka Puntland. 

Warbixntaan ayaa u qoran tirada safarka, halka uu ka dhoofey Madaxweyne Gaas, halka uu u baqooley, maalmaha uu ku maqnaa, sababta safarka iyo qodobo kale oo lamid ah waxayna u qoran tahay sidatan:


Safarka: 1aad 

Taariikhda: Jan 10, 2016

U safray: Kismaayo 

Ka dhoofay: Bossaso

Muddada: 8 maalmood 

Ujeedada: Shirkii MADASHA QARANKA 

Soo laabtey: Jan 18, 2016 

Kasoo degey: Bosaso

Faahfaahin: Halkaan ka akhri 


Safarka: 2aad 

Taariikhda: Jan 24, 2016

U safray: Muqdisho 

Ka dhoofay: Bosaso 

Muddada: 4 maalmood 

Ujeedada: Shirkii MADASHA QARANKA 

Soo noqdey: Jan 28, 2016 

Kasoo degey: Bosaso 

Faahfaahin:Halkaan ka akhri


Safarka: 3aad 

Taariikhda: Feb 16, 2016

U safray: Addis Ababa 

Ka dhoofay: Garowe 

Muddada: 7 maalmood 

Ujeeddada: la kulmid madaxda Itoobiya 

 Faahfaahin: Halkaan ka akhri 


Safarka: 4aad

Taariikhda: Feb 23, 2016

U safray: Washington DC

Ka dhoofay: Addis Ababa 

Uga sii gudbey: Canada  

Muddada: 28 maalmood

Ujeedada: la kulmid jaaliyadda Puntland 

Soo nodey: March 21, 2016 

Faahfaahin:Halkaan ka akhri


Safarka: 5aad

Taariikhda: April 9, 2016

U safray: Addis Ababa 

Ka dhoofay: Garowe 

Muddada: 4 maalmood

Ujeedada: Shirkii Tana Forum  

Soo laabtey: April 13, 2016 

Kasoo degey: Garowe


Safarka: 6aad

Taariikhda: April 15, 2016

Ka dhoofay: Garowe 

U safray: Addis Ababa

Ugasii gudbey: Riyadh

Muddada: 15 maalmood

Ujeedada: Ganacsi

Soo noqdey: April 30, 2016 

Kasoo degey: Garowe

Faahfaahin: Halkaan ka akhri


Safarka: 7aad

Taariikhda: May 7, 2016

Ka dhoofay: Bosaso

U safray: Jabuuti 

Muddada: 3 maalmood

Ujeedada: Caleemasaarkii Ismaaciil Geelle 

Soo laabtey: May 10, 2016 

Kasoo degey: Bosaso

Faahfaahin: Halkaan ka Akhri


Safarka: 8aad

Taariikhda: May 18, 2016

Ka dhoofay: Bosaso

U safray: Muqdisho

Muddada: 5 maalmood

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka 

Soo laabtey: May 23, 2016 

Kasoo degey: Garowe

Faahfaahin:Halkaan ka akhri 


Safarka: 9aad 

Taariikhda: May 28, 2016
Ka dhoofay: Garowe 

U safray: Muqdisho 

Uga sii gubey: Abu Dhabi 

Muddada: 11 maalmood 

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka

Soo laabtey: June 8, 2016 

Kasoo degey: Bosaso 

Faahfaahin:Halkaan ka akhri


Safarka: 10aad 

Taariikhda: June 22, 2016 

Ka dhoofay: Garowe

U safray: Baydhabo 

Muddada: 3 maalmood 

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka

Soo laabtey: June 25, 2016 

Kasoo degey: Garowe 

Faahfaahin: Halkan ka akhri 


Safarka: 11aad 

Taariikhda: August 2, 2016 

Ka dhoofay: Garowe 

U safray: Muqdisho 

Muddada: 8 maalmood 

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka 

Soo laabtey: August 10, 2016 

Kasoo degey: Garowe 

Faahfaahin: Halkaan ka akhri


Safarka: 12aad 

Taariikhda: August 17, 2016 

Ka dhoofay: Garowe 

U safray: Addis Ababa 

Ugasii gudbey: Turkey 

Ugasii gudbey: Jabuuti 

Muddada: 17 maalmood 

Ujeedada: La kulmid madaxda Itoobiya, Turkey  

Soo laabtey: September 3, 2016 

Kasoo degey: Galkacayo 

Faahfaahin: Halkan ka akhri 


Safarka: 13aad 

Taariikhda: September 05, 2016 

Ka dhoofay: Galkacayo 

U safray: Muqdisho 

Muddada: 10 maalmood 

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka 

Soo laabtey: September 15, 2016 

Kasoo degey: Garowe

Faah faahin: Halkaan ka akhri


 Safarka: 14aad 

Taariikhda: October 15, 2016 

Ka dhoofay: Garowe 

U safray: Addis Ababa 

Ugasii gudbey: Dubai 

Muddada: 9 maalmood 

Ujeedada: shirar iyo heshiisyo shirkado qalaad 

Soo laabtey: October 24, 2016 

Kasoo degey: Bosaso 

Faah faahin: Halkaan ka akhri 


Safarka: 15aad 

Taariikhda: October 29, 2016 

Ka dhoofay: Garowe 

U safray: Abu Dhabi 

Muddada: 4 maalmood 

Ujeedada: Shirkii UAE iyo madaxda maamulada

 Soo laabtey: November 2, 2016 

Kasoo degey: Bosaso 

Faah faahin: Halkaan ka akhri


Safarka: 16aad 

Taariikhda: November 25, 2016 

Ka dhoofay: Garowe

U safray: Addis Ababa 

Ugasii gudbey: China 

Ugasii gudbey: Nairobi  

Muddada: 15 maalmood 

Ujeedada: shirar iyo heshiisyo

Soo laabtey: December 10, 2016 

Kasoo degey: Garowe 

Faah faahin: Halkaan ka akhri


Safarka: 17aad 

Taariikhda: December 15, 2016 

Ka dhoofay: Garowe 

U safray: Muqdisho 

Muddada: 15+ 

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka 

Soo laabtey: maya

Faah faahin: Halkaan ka akhri 

Tirada maalmaha uu dalka kamaqnaa Madaxweynaha Puntland ayaa ah= 166 maalmood.

NB: Hadaba su'aasha is-weydiinta leh waxaa ay tahay hadii Madaxweynaha Puntland maqnaa sanadka 2016 imisa ayuu ka maqnaan karaa sanadaha 2014 iyo 2015, maxuuse noqon karaa kharashka ku baxay booqashooyinkaan?

Dhinaca kale  waxaa la is weydinayaa Mashaariic iyo Hurumarka ay soo kordhiyeen safaradaan? Jawaabta waxaan u deyneynaa akhristayaasha.

GAROWEONLINE 

Related Articles

Shirweynaha 5-aad ee Golaha Guud ee Ururka Warbaahinta Puntland oo ka furmay Garowe

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cusmaan Lugotoor ayaa daahfuray Shirweynaha oo ay ka qeybgalayaan dhinacyo kala duwan.

  • Puntland

    21-04-2024

  • 11:46AM

Dowladda Puntland oo dardargelisay la macaamilka Beesha Caalamka

Kulanka ayaa looga hadlay mashaariicda horumarin iyo Kuwa bani’aadantinimo ee ay Puntland ka taageeraan iyo Sidii loo xoojin lah wadashaqeynta.

  • Puntland

    18-04-2024

  • 12:52PM