Video: Editor's Picks

Madaxweynihii hore Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay muranka badda la xiriirta ee u dhaxaysa Somalia iyo Kenya..

Senator Cabdiraxmaan Farole oo maanta Garowe lagusoo dhaweeyay ayaa ka hadlay arrimo kala duwan xilli soo dhaweyn u sameeyay shacabka caasumadda

Cabdiraxmaan Farole ayaa soo jeediyay in Marxuum Madaxweynihii hore Puntland loogu magac-daro garoonka diyaaradaha Bosaso

Murashax Madaxweyne Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Farole, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu tanaasulay kadib xilli uu warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdishu caasumadda Somalia...

Kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in musuq-maasuq ka jiro bixinta qandaraasyada Puntland gaar haan mashruuca lagu dayac tirayo wadada u dhexeysa magaalooyinka Garowe iyo Galkacayo ayaa hay'ada GIZ...

Madaxweynihii hore Puntland, Cabdiraxmaan Farole oo ah murashax u taagan Aqalka Sare, ayaa Barlamanka ka hor akhriyay waxqabadkiisa isagoo sheegay inuu ....

Waxaa caawa magaalada Garowe looga dhawaaqay xubnaha Puntland u matalaya Aqalka Sare ee Barlamanka Somalia..

Waxaa hees dhiiri galin ah loo sameeyay ciidanka sirdoonka Puntland ee PSF kadib howlgalkii ay ka fuliyeen gobolka Mudug..

Ra'isal wasaaraha xilku ka dhammaday Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake, ayaa mar kale ka hadlay muran..

Madaxweynaha xilku ka dhammaaday Xasan Sheekh Maxamud, ayaa maanta ka hadlay dooda la xiriirta Biyaha Somaliya

Warar dhereead ah