Heshiis dhexmarey maamulada Jubaland iyo Koonfur Galbeed

Image

KISMAYO, Dec 30,2014- Waxaa booqasho rasmi ah oo qaadatey muddo Sadex maalmood ah ku tagey magaalada Kismayo xarunta dowlad Goboleedka Jubaland Madaxweynaha dowlada Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Adan iyo wafti gaaraya 30 xubnood uu hogaaminayo.

Waftiga uu hogaaminayey Madaxweynaha maamulka KMG ayaa isugu jirey siyaasiyiin, Odey dhaqameedyo iyo qaybo ka tirsan ururada bulshada.

Labo maalmood wadatashaiyo dhinacyo badan taabanayey waxaa labada dhinac isla gaareen heshiiskaan hoos ku qoran kaasoo nuqul kamid ah soo gaarey warsidaha Garowe Online.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Digniin Ku Saabsan xiligaan abaarta ah iyo heer kulka caalamka oo kordhay

Tani waxay qayb ka tahay ka hortagga suurtagalka ah ee dabka oo si weyn u burburin kara deegaanka iyo nolosha duurjoogta.

  • War Saxaafaded

    15-04-2024

  • 05:35AM

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo soo saarey war-murtiyeed wadajir ah

Bayaankan ayaa kasoo baxay shirkii Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed bin Salmaan.

  • War Saxaafaded

    07-04-2024

  • 08:00PM