Wax ka ogow dhibaatooyinka gudniinka Fircooniga ee gabdhaha

Image

GAROWE, Puntland - Dunida ayaa wada olale ballaaran oo la doonayo in hoos loogu dhigo gudniinka fircooniga oo qaybo kamid ah degaanada Soomaalida aad ugu soo badanayey.

Khuburadda caafimaadka ayaa waxay rumeysan yihiin in hanaankan uu dhibaato u geyto gabdhaha, isla markaana saameyntiisa ay tahay mid aad u fog oo mustaqbalka dambe ah.

Warsidaha Garowe Online oo barnaamij gaar ah la sameeyay dhibaatooyinka gudniinkan ayaa wuxuu la kulmay dadyow kala duwan oo ay ku jiraan dhibaneyaal u badan hablo da'yar.

HOOS KA DAAWO BARNAAMIJKA

Related Articles

Boosaaso: Soo Kabasho Dhaba iyo Rajo Mustaqbal Ifaya

Amniga oo ah saldhigga horumar kasta, waxaa magaaladda Boosaaso ka muuqata xasillooni sii xoogaysanaysa.

  • Maqaalo

    05-05-2026

  • 04:52AM

Ujeeddooyinka France ee Afrika: Doorka Jabuuti iyo Dalalka Geeska Afrika

Jabuuti, oo ah saldhigga ugu weyn ee Faransiiska ee Afrika, ayaa loo arkaa inay muhiimad weyn u leedahay qorshaha Faransiiska.

  • Maqaalo

    29-12-2024

  • 09:01AM