Middle East
Sacuudiga oo duqeymo ka wada Yemen, Xuutiyiinta oo sheegtay 104 weerar 24-kii saac ee la soo dhaafay
Ciidamada Sacuudiga ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay fuliyay 104 duqeyn cirka ah iyo weerarro gantaallo ah, kuwaas oo ka dhacay caasimadda Yemen ee Sanca iyo gobollada Al-Jawf, Taciz, Camraan, Xajjah, Sacda, Xudeyda, Laxj, Al-Bayda iyo Da...