Bilada Nobel ee nabada oo lagu dhawaaqay

Image

Daqiiqadihii ugu danbeeyay ayaa la siiyay abaalmarinta Nobel Peace hogaamiyayaasha Kooxda Qaranka Tunisia ee Wadahadalka. Waxay ka mid ahaayeen in kabadan laba boqol iyo toddobaatan qof oo loo soo magacaabay bilada sanadkan.

Markii lagu dhawaaqayay abaalmarinta, gudoomiyaha gudiga Nopel ayaa sheegay in kooxda ay samaysay "go'aan wax ku soo kordhiyay dhisida dimoqraadiyada kadib kacdoonkii 2011."

Kooxda ayaa ka kooban afar urur oo matala qaybo kala duwan ee bulshada iyo waxa ay u baahan yihiin.

Xigasho: BBC

Related Articles

Imaaraadka oo xaqiijiyey kulanka Netanyahu iyo Madaxweyne MBZ

Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Imaaraadka, WAM, ayaa Isniintii…

  • Caalamka

    29-09-2026

  • 05:57AM

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM