Gacan ka hadal dhexmaray Israel iyo dhalinyaro muslimiin ah

Image

13 September, 2015(GO)-Waxaa maanta ka dhacay masaajidka Alaqsa ee magaalada Qudus dagaal dhexmaray ciidamo ka tirsan Isra'il iyo dhalinyaro Falastiniyiin ah.

Gacan ka hadalka ayaa yimi ka dib markii ciidamada Boliska Yuhuudu soo galeen masajidka iyagoo waxyeello u gaystay muslimiin halkaasi ku tukanaysay, waxyar uun ka dib intaan la gaarin sannadka Yuhuuda.

War ka soo baxay ciidamada Israel ayaa lagu shegeen inay xireen albaabada laga galo masaajidka, kadib markii dhalinyaradu isugu tageen halkaasi oo ay dhagaxaan ku shiideen booliska.

Ilaa hadda macadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhacay iska hor-imaadka.

GAROWEONLINE

Related Articles

Imaaraadka oo xaqiijiyey kulanka Netanyahu iyo Madaxweyne MBZ

Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Imaaraadka, WAM, ayaa Isniintii…

  • Caalamka

    29-09-2026

  • 05:57AM

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM