Madaxweynaha Iran oo soo gaba-gabayn doona booqashada New York

Image

28 September, 2015(GO)-Madaxweynaha dalka Iran Hassan Rouhani ayaa soo gaabin doona booqashada uu ku joogo dalka Maraykanka gaar ahaa magalada New York oo uga qayb galayo shirka Qaramada Midoobay.

Soo Afjaridda Safarka Rouhani ayaa salka ku haya ka dib isbuurashadii ka dhacday dalka Sacuudiga ee ay ku dhinteen ku dhawaad 770 Xujay ah.

Dadka ugu badan ee dhintay ayaa ka soo jeeda dalka Iran, waxaana Talaadada soo socota magalada Tehran la gayn doonaan maydadka Xujayd oo lagu aasi doono.

Madaxweynaha dalka Iran ayaa maanta galinka dambe jeedin doona khudbadiisa QM, si uu uga qayb galo aaska Xujayda.

GAROWEONLINE

Related Articles

Imaaraadka oo xaqiijiyey kulanka Netanyahu iyo Madaxweyne MBZ

Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Imaaraadka, WAM, ayaa Isniintii…

  • Caalamka

    29-09-2026

  • 05:57AM

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM