Ra'isal Wasaarihii hore ee Uganda oo la xiray

Image

Raiisul wasaarihii hore ee dalka Uganda, Amama Mbabazi ayaa la xiray, waxaana lagu hayaa deegaanka Njeru ee bartamaha dalkaasi.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in loo soo kexeynaayo magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.

Mr Mbabazi ayaa horey waxaa looga digay inuu qabto isu soo baxyo oo ku muujinaayo rabitaankiisa ku aadan xilka Madaxweynaha Uganda. Lataliyaha gaarka ah ee Mr Mbabazi, ayaa xaqiijiyay xarigiisa.

Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaveni ayaa muddo dheer soo hayey talada dalkaas.

XIGASHO: BBC

Related Articles

Iran oo Trump ku tilmaantay “Beenlow Weyn”

Trump ayaa wararkaas ku tilmaamay “khiyaali” ama “been-abuur”, isaga oo diiday in maamulkiisu uu Tehran u sameeyay dalab noocaas ah.

  • Caalamka

    29-09-2026

  • 11:17AM

Imaaraadka oo xaqiijiyey kulanka Netanyahu iyo Madaxweyne MBZ

Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Imaaraadka, WAM, ayaa Isniintii…

  • Caalamka

    29-09-2026

  • 05:57AM