Somali isu-soo bax ka dhigtay dalka Maraykanka

Image

31 Octobar, 2015(GO)-Somalida ku nool  Minnesota ee dalka Maraykan-ka ayaa sameeyay banaan bax ku dalbanayaa in gacanta lagu soo dhigo cidii ka dambaysay dil todobaadkii hore magaalada Minneapolis loogu gaystay wiil Somaliyeed oo lagu macagabi jiray Cabdixaafid Xaaji Maxamed.

Dibad baxayaasha ayaa sidoo kale codsaday cidii xog falkaasi ku aadan haysa, inay geyaan laama ammaanka si baaritaan loogu sameeyo.

Ka sokow Somalida, waxaa isu-soo baxan ka qayb galay qaar ka mida mas'uuliyiinta iyo laamaha ammaanka Minneapolis.

GAROWEONLINE

Related Articles

Imaaraadka oo xaqiijiyey kulanka Netanyahu iyo Madaxweyne MBZ

Wakaaladda wararka rasmiga ah ee Imaaraadka, WAM, ayaa Isniintii…

  • Caalamka

    29-09-2026

  • 05:57AM

Weli waxaa socda qalalaasaha Trump iyo warbaahinta Mareykanka

Khamiistii, shabakadaha waaweyn ee telefishinnada Mareykanka ayaan baahin toos…

  • Caalamka

    25-09-2026

  • 04:56AM